|
Abstract:
ITALIANO ; Raccolta di materiali diversi, curata da Abdirahman Mohamed Abtidon, relativi alla campagna di alfabetizzazione della lingua somala trasmessa da Radio Mogadiscio dal 1972 al 1974. ; "BARE(MACALIN)" è una canzone eseguita da Maxamed Baafaw Cali, registrata nella sezione "Wadani waxbarasho". ; AF SOOMAALIGA ; Ururin macluumaad kala duwan, oo uu soo diyaariyay Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon, oo ku saabsan ololaha farbarashada Af-soomaaliga, oo radio Muqdisho laga soo daayay muddada u dhexeysa 1972 ilaa 1974. ; "BARE(MACALIN)" waa hees uu qaadayo Maxamed Baafaw Cali. Qaybta Wadani waxbarasho. ; ENGLISH ; A collection of different materials, edited by Abdirahman Mohamed Abtidon, related to the literacy campaign of Somali language broadcast by Radio Mogadishu from 1972 to 1974. ; "BARE(MACALIN)" is a song performed by Maxamed Baafaw Cali, recorded in the section "Wadani waxbarasho".
|