|
Abstract:
Haasaawahan, waxay odayaashu kaga hadlayaan waxyaabo ka mid ah sananka ama khuraafaadka ay Soomaalidu dhaqan ahaan aaminsan tahay: gaar ahaan waxay ka hadlayaan xarakaadka, xayawaanka, sifooyinka jireed ee dhaqan ahaan loo haysto in ay keenaa nasiib wacan ama nasuub xumo. ; In questa conversazione, gli anziani affrontano il tema della superstizione: in particolare discutono quali sono i gesti, gli animali, le caratteriste fisiche che tradizionalmente vengono considerati come porta fortuna o sfortuna. ; In this conversation, the elders talk about superstition: in particular they discuss the gestures, the animals, the physical characteristics which are traditionally regarded as bringing good or bad luck. ; Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho, iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed. ; Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale. ; Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
|